Borotiin
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Protein)
- Kani waa maqaal ku saabsan borotiinka. Boga "protein" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Borotiin (Af Ingiriis : protein; Af Carabi : ar; loogu dhawaaqo: /oʊˌtiːnz/ ama /oʊti.ɨnz/) waa iskudhis labo-malakuyuul, ama malakuyuul-yar, kaasi oo ka mid ah silsilad dheer oo amiino asiidh ah, taasi oo laga helo noocyo badan oo cuntada ka mid ah. Borotiinku wuxuu qabtaa qeeybo badan oo shaqo kala duwan ah, marka nooluhu cuno wuxuu ka qeyb-qaataa isku-habaynta DNA-da, falgalka metaboliisamka, wareegjinta unugyada, iyo safrinta malakuyuulada ku dhexjira jidhka noolaha. Sidoo kale, borotiinku wuxuu ka qeyb qaata korinta, habaynta iyo fududeynta shaqada caloosha[1]
Qoraalo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163) http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdf Archived Oktoobar 19, 2020 // Wayback Machine
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |