1
a - w - b
⇧ ⇩
Mustafa Kemal Atatürk (af turki: Mustafa Kemal Atatürk) (waxa uu dhashay 19 maajo 1881 - geeriyoodayna 10 Nofembar 1938) hogaamiyihii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Turkiga kadib Dagaalkii Labaad ee Aduunka, wuxuu ku jabiyay Giriigga Dagaalkii Turkiga iyo Giriiga sanadii 1922, kadib bixitaankii ciidankii Isbahaysiga dhulka Turkiga caasimadda turkiga waxa uu ka dhigay Ankara, wuxuuna aasaasay Jamhuuriyadda Turkiga cusub, wuxuuna soo afjaray Dawladii cusmaaniyiinta wuxuu ku dhawaaqay Dawlad Cilmaani ah.
Waxaa loogu magacdaray Yeey busleh, magaca Ataturk (aabihii turkiga) taasina waa farihii muuqday ee uu uga tagay ciidan ahaan Dagaalkii koowaad iyo wixii ka dambeeyay iyo siyaasad ahaan xilligaas ka dib iyo ilaa iyo hadda dhismaha taliska Turkiga cusub.
2
a - w - b
⇧ ⇩
Rajab Dayib Erdogaan (
af turki: Recep Tayyip Erdoğan) (Wuxuu dhashay
26 Febraayo 1954 -), waa Madaxweynaha
Turkiga laga soo bilaabo
28 Agoosto.
2014 iyo raysulwasaaraha
Turkiga laga soo bilaabo
Maarso 2003 ilaa
Agoosto 2014 ،waana xubin ka mid ah
Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta kaasoo leh aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka Turkiga. Horana wuxuu u soo noqday
duqa magaalada Istanbuul intii u dhexeeysay
1994 ilaa
1998. waana mid ka mid ah masuuliyiinta ugu muhiimsan dunida Islaamka.
3
a - w - b
⇧ ⇩
Mesut ozil (
Af-Jarmal: ) (Wuxuu dhashay
15 Oktoobar 1988) waa ciyaaryahan K/Cagta ah kana ciyaara qadka dhexe, una ciyaara kooxda ka dhisan [4] ha Ispaanishka ee [5] iyo Xulka Qaranka Dalka Jarmalka ([6]). Ozil waxa uu xubin ka ahaa xul qaran illaa iyo 2006, waxa uuna ka mid ahaa xulka qaranka Jarmalka illaa iyo 2009.
4
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
5
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
6
a - w - b
⇧ ⇩
Cali Cadnaan Mandariis (
Af-Turki: Ali Adnan Ertekin Menderes) loona yaqaan magaca ah
Cadnaan Mandariis (
Af-Turki: Adnan Menderes)
1899 17 Sebteembar -
1961) waa hogaamiyihii ugu horeeyay ee la doortay si dimoqraadi ah taariikhda
Turkiga. wuxuu ahaa
Ra'iisul wasaare intii u dhexeeysa sanadihii
1950 ilaa
1960. wuxuu ka qayb qaatay dhisidda Xisbiga Dimoqraadiga (
Af-Turki: Demokrat Parti) ـ xisbigii afaraad ee mucaarad ah ee loo sameeyay sifo sharci ah
Turkiga ـ sanaddii
1946. Ciidanka ayaa daldalay kadib
Afganbi sanaddii
1960 iyo laba ka mid ah golihiisii wasiirada, waxa uuna noqday kii ugu dambeeyay raiisulwasaare ay daldaleen
Afganbi ciidan, waana mid ka mid ah saddex siyaasiyiin ah ee taariikhda Jamhuuriyadda Turkiga loo sameeyay
Qabri sharaf xusuuseed (siyaasiyiinta kale waa
Ataturk iyo Togot Osal).
7
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
8
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
9
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
10
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
11
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
12
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
13
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
14
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?
15
a - w - b
⇧ ⇩
dooro nuuc ku haboon qaybtaan haba ahaadee maqaal xul ah ama sawir IWM..?