P-block
Appearance
P-Block
P-blockta ku jirta Diiwaanka Curiye waa curiyeyaasha ku jira 6da guruub ee ugu dambeeya guruubyada jadwalkani, marka laga reebo Hiliyaamta oo ayadu ka mid ah s-block. Kuwaas oo ka bilaabmaya guruubka 12aa ilaa laga gaadho guruubka 18aad ee loo yaqaano Neefta Gobta (noble gases).
P-block waxaa ku jira dhamaan Bir Ma Ahe, birta daciifka ah iyo half-birta oo dhan.
Guruubyada p-block waa:
- 13 (IIIB, IIIA): Guruubka Boron
- 14 (IVB, IVA): Guruubka Kaarboon
- 15 (VB, VA): Guruubka Nitrojiinta (ama Pnictogens)
- 16 (VIB, VIA): Guruubka 16aad ama Chalcogens
- 17 (VIIB, VIIA): Halogens
- 18 (0, VIIIA): Noble gases (marka laga reebo Hiliyaam)