Qolof Dhul
Qolofta Dhulka (Af Ingiriis : Earth's crust) waa lakabka ugu sareeya jidhka dhulka, midaas oo ka kooban dhagaxaan, caro iyo macdano kale. Qolofka sare ee dhulku oo ah maqaarka dunida waa mid aad u adag oo heerkulkeedu markuu ugu hooseeyo gaadho 184 K ama −89.2 °C ugu badnaan wuxuu gaadhaa 56.7 °C ama 330 K.
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xadiga curiyeyaasha iyo isku dhisyada macdantu weey ku kala badan yihiin oogada dhulka waxaaney u kala baxaan sidan:csilica (SiO2) waa 60.2%; alumina (Al2O3) waa 15.2%; Nuurad (CaO) waa 5.5%; magnesiya (MgO) 3.1%; Aayron(II)Ogsaydh (FeO) waa 3.8%; sodhiyam Ogsaydh (Na2O) waa 3.0%; Botashiyaam Ogsaydh (K2O) waa qadar dhan 2.8%; Aayron (III) Ogsaydh (Fe2O3) waa 2.5%; Biyo (H2O) ku dhexjira caroda waa 1.4%; Kaarboon-labo-Ogsaydh (CO2) waa 1.2%; Tiitaniyaam-labo-Ogsaydh (TiO2) waa qadar dhan 0.7%; iyo Fosforos-pentOgsaydh (P2O2) oo ah qadar dhan 0.2%.
Shaxda Iskudhiska
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isku-xidhka curiyeyaashan waxay noqonayaan 99.6% qolofta sare ee dhulka, tirada yar ee kale waa hawooyin iyo neefo ku dhex jira.
Isku dhis | Tiro (%) |
---|---|
silica (SiO2) | 60.2% |
alumina (Al2O3) | 15.2% |
Nuurad (CaO) | 5.5% |
magnesiya (MgO) | 3.1% |
Aayron(II)Ogsaydh (FeO) | 3.8% |
sodhiyam Ogsaydh (Na2O) | 3.0% |
Botashiyaam Ogsaydh (K2O) | 2.8% |
Aayron (III) Ogsaydh (Fe2O3) | 2.5% |
Biyo (H2O) | 1.4% |
Kaarboon-labo-Ogsaydh
(CO2) |
1.2% |
Tiitaniyaam-labo-Ogsaydh (TiO2) | 0.7% |
Fosforos-pentOgsaydh (P2O2) | 0.2% |
Qoraalo La Mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qolofta kore ee Dhulka waa Qolofta kore ee Dhulka. qoloft dhulka waxee ka koobantahay 13 caleemaha dhulka, waa 13