Magniisiyaam
Appearance
Magniisiyaam

Magniisiyaam (Ingiriis: Magnesium «Element») calaamad Mg waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-labo.
Magniisiyaam waa curiye afar ee ugu caansan Diwaanka Curiyeha, waxa ka horeeya Birta, Ogsajiinta iyo Silikoonta, waana qiyaastii 13% cufka Lakabka Dhexe ee dhulka.
Magniisiyaam waxay ka mid tahay guruubka 2aad ee Birta Alkalineta Dhulka.