Napoleon Bonaparte
Naabulyoon Bonabaarte (Af Faransiis; Napoléon Bonaparte) Magaciisa boqortooyana Naabulyoon I (Af Faransiis; Napoléon Ier) Waa hogaamiye ciidan Faransiis ahaa asalkiisana talyaani ah, kaas oo caan noqday intii lagu jiray kacdoonkii Faransiiska, wuxuu xukumay Faransiiska asigoo ku magacaaban qunsulka koowaad 1799-1804 ka dibna imbiraadoor 1804-1814 mar labaad 1815. Naabulyoon wuxuu u horseeday Faransiiska guulo waaweyn oo ka gaaray dawladaha yurub ee u Midoobay horistaagiisa, waxa uuna dhisay imbiraadooriyad weyn oo qabsatay badanaa qaarada yurub ilaa sanadkii 1815 markaas oo dhacday kalana furfurantay [1][2].

Nabulyoon wuxuu ku dhashay jasiirada koorsiikaa 15 agoosto 1769, Sint-Helena ayuuna ku dhintay 5 may 1821). Waxaana loo arkaa mid ka mid ah taliyayaashii milatari ee ugu weynaa taariikhda. Dagaalladiisa iyo ololihiisa waxa daraaseeya ciidamada adduunka oo dhan.
Noloshiisa hore
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xukunkiisa Faransiiska
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhamaadkiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xaasaskiis iyo ilmihiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Shaqsiyadiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhaxalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Roberts, Andrew. Napoleon: A Life. Penguin Group, 2014, Introduction.
- ↑ Template:Db-author Kala xiriir halkaan