Muusa al-haadi
Appearance
Muusa al-haadi bin muxamad al-mahdi bin abuu jacfar al-Mansur (afka carabiga; موسى الهادي بن أبو عبد الله محمد المهدي بن أبو جعفر عبد الله المنصور) wuxuu ka mid ahaa khulafada cabaasiyiinta, wuxuu taliyay laga bilaawo 169H\785 ilaa 170H\786, Dawladnimadiisii gaabnayd waxay ku dhammaatay fowdo gudaha ah iyo loolan awoodeed oo hooyadii[1], walaalkiis haaruun alrashiid ayaa xilka qabtay gadaashii.
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Stanley Lane-Poole, The Coins of the Eastern Khaleefahs in the British Museum