Jump to content

Mukhtar Hussein

Ka Wikipedia

Sheikh Mukhtar Mohamed Hussein Wuxu Dhashay Taarikhda Markey Ehed (1912) Sheekh Mukhtaar wuxu Ahaa Gudoomiyaha Barlamaanka Kadibna Wuxu Noqday Madaxwanaha Dalka Tarikhda markey Ehed 1969 Wuxuna Xilka Madaxtinimada Hayey Hal Isbuuc Intaaso Uu Ku Simayey Qofka Dib Lo Doran Doono. Sheekh mukhtar Wuxu U Dhashay Qabiilka "Hadame" Oo Ah Qabilka ugu badan Beesha Raxwayn Bartahama Xudur Gobolka Bakool

Xaaji Mukhtaar wuxuu ahaa madaxweynihii sadexaad oo ey yeelato dalka jamhuuriyada Soomaaliyeed. Wuxuuna qabtay jagadaan intii u dhaxaysay 15/10/1969 illaa 21/10/1969 kadib markii dil loo geystay madaxweynihii ka horeeyey ee C/rashiid Cali Sharmaarke. Xaaji Mukhtaar isagoo booska madaxweynaha buuxiyey ayaa waxaa dalka ka dhacay inqilaab oo ey soo abaabuleen ciidamadii qalabka sida. Wixii intaas ka dambeeyey, Xaaji Mukhtaar wuxuu noloshaddiisa ku dhameystiray hoygiisa ku yaal degmada Afgooye.

Xaaji Mukhtaar waxyaabihii laga xasuusto waxaa kamid ah, bilaabinta dooda baarlamaanka oo ku saabsanaa doorasho cusub iyo wanaajinta xiriiriyaha siyaasiyiinta Soomaaliyeed.