Muhaajiriin
Appearance
Muhaajiriin waxaa loo yaqaanaa saxaabada ka soo hijrooday Makka ee Madiina yimaadeen.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qaar ka mid ah Muhaajiriin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Abuubakar khaliifka koowaad ee Islaamka
- Cumar khaliifka labaad ee Islaamka
- Cusmaan khaliifka sedexaad ee Islaamka
- Cali khaliifka afaraad ee islaamka
- Xamza adeerka Nabi muxamad SCW
- Cabdulaahi bin mascuud
- Abuu dar al-gifaari
- Salmaan faarisi
- Bilaal bin rabaax mu'adinkii rasuulka scw
- Muscab bin cumeyr safiirkii ugu horeeyay islaamka
- Zeyd bin Xaarisa
- Camaar bin yaasir
- Saciid bin zeyd
- Asma binti Abiibakar
- Caa'isha xaaskii rasuulka scw
- Abuu Cubeyda ka mid ahaa tobanka janada loogu bishaareeyey
- Dalxa bin Cubeydilaah ka mid ahaa tobankii Jannada loogu bishaareeyey