Maqaaxi
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Makhaayad)
Maqaaxi (Af Ingiriis : restaurant; (Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Makhaayad, waa meherad u adeegta bulshada taasi oo diyaarisa, samaysa isla markaana iibisa cuntada bisil ee diyaarka u ah cunitaanka.[1] Si la mid ah meheradaha kale ee ganacsi makhaayadu waxay cuntada ka iibisaa dadka kuwaasi oo lacag ku bedesha raashin diyaar ah.
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Makhaayadu waa meherad ganacsi taasi oo iibisa (gada) cunto diyaar ah.[2]}} [3]
Muuqaal
[wax ka badal | wax ka badal xogta]-
Makhaayada Salaama ee ku taala Toronto
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Template:Harvcoltxt
- ↑ Template:Harvcoltxt
- ↑ Metzner, Paul. Crescendo of the Virtuoso: Spectacle, Skill, and Self-Promotion in Paris during the Age of Revolution. Berkeley: University of California Press, c1998 1998. http://ark.cdlib.org/ark:/13030/ft438nb2b6/