Jump to content

Luqadaha Komoros

Ka Wikipedia
Komoros
shikomori
شِكُمُرِ / شیكهمهری
Dhalad u ahKomoros and Mayotte
GobolkaKomoros iyo Mayotte; Madagaskar iyo Réunion
U ah afka hooyo800,000 Komoros  (2011)[1]
300,000 in Mayotte (2007)[2][3]
Qoyska luqada
  • Atlantik–Kongo
    • Volta-Kongo
      • Benue–Kongo
        • Bantoid
          • Bantoid Koonfur
            • Bantu
              • Xeebta Waqooyi Bari Bantu
                • Sabaki
                  • Komoros
Dialects
Maore
Hab qoraalkaAjami
Latin
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiKomoros
Koodka luqada
ISO 639-3Variously:
zdj – Ngazidja dialect
wni – Ndzwani (Anjouani) dialect
swb – Maore dialect
wlc – Mwali dialect
Guthrie codeG.44[4]

Luqadaha Komoros oo sido kale loo yaqaano Shikomori (luqadda jasiiradaha) ama Shimasiwa waa afar luqad oo laga hadlo Jasiiradaha Komoros.

Sadaxda jasiirad oo Komoros iyo Jasiiradda Faransiiska Mayotte, midba luqad gooni wuu qabaa. Waa loo qaybiyaa labo koox, kooxda bari iyo kooxda galbeed. Kooxda bari wuu yahay Shindzuani (oo lago hadlo Ndzuani) iyo Shimaore (oo lago hadlo Mayotte). Kooxda galbeed wuu yahay Shimwali (oo lago hadlo Mwali) iyo Shingazija (oo lago hadlo Ngazidja). Kooxaha kale dhowan ma isfahmi karaan laakin kooxaha dhexdhood way isfahmi karaan (tusaale ahaan: Shindzuani way fahmi karaan Shimaore laakin ma fahmi karaan Shimwali).

Ka hor Luqadaha Komoros waa lagu qoray jiray far Ajami oo far Carabi u dhow. Gumaystayaasha Faransiiska qasab way ku keeneen far Latin. Dowladda hadda way isticmaalshaa far Latin oo loo habayay Luqadaha Komoros laakin dad badan aa weli isticmaalaan far Ajami.

Tiro Af Komoros Tiro Af Komoros
1 oja/muntsi 6 sita
2 ili/mbili 7 saba
3 raru/ndraru 8 nane
4 nne 9 shendra
5 tsano/ntsanu 10 kumi/kume


  1. . Université Laval, 2325, rue de l'Université https://web.archive.org/web/20150304065836/http://www.axl.cefan.ulaval.ca/afrique/comores.htm. Waxaa laga kaydiyay the original 4 March 2015. Soo qaatay 4 December 2018.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Daniel Barreteau. (PDF) https://web.archive.org/web/20070614075940/http://www.ac-mayotte.fr/IMG/pdf/Interv_BARRETEAU_CM2.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 14 June 2007. Soo qaatay 2007-05-17.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . INSEE https://web.archive.org/web/20190403070726/https://www.insee.fr/fr/statistiques/3284395. Waxaa laga kaydiyay the original 2019-04-03. Soo qaatay 2018-12-04.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Jouni Filip Maho, 2009. New Updated Guthrie List Online