Karin (degaan)
Karin Karriyyn كارين | |
---|---|
Degmo | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Wadanka | Soomaaliya |
Maamulka | Puntland |
Gobolka | Bari |
Degmada | karin |
Dowlada | |
• Nuuca | Degmo |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 80,000 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Karin (Af Ingiriis : Caren, Af Carabi : ar) Waa magaalo ku taal Gobolka Bari Soomaaliya. Waxay kamid tahay magaalooyinka ugu facaweyn soomaaliya, 40 KM ayeey dhanka koonfureed ka xigtaa Magaalada Boosaaso waxaana la assaasay horaantii qarnigii 14-aad ee taariikhda miilaadiga, waxay ku taal deegaan Istaraatiiji ah oo ah Karinka Kala qaybsha Buuraha Calmiskaad & Calmadow, Waa qalcad dabiici ah.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Karin waxay ku bilaabatay Beero si tartiib tartiib ah ayeeyna Isugu bedeshay magaalo, Horaanta qarnigii 20-aad waxaa saldhig iyo xarun ciidan ka samaystay Faashiitihii Talyaaniga Xaruntaas oo ahayd mida Labaad ee ugu weyn ee Talyaanigu ku yeeshay Soomaaliya
Dhaqaalaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Nolasha dadka oo badideed aad ugu xiran magaalada bosaso, waxay ku tiirsantahay wax soosaarka beeraha iyo maydiga (beeyada iyo fooxa) maadaama Magalaada karin ay dhexdooda kutaal labada Buurood e Calmadaw iyo Calmiskaat kuwaaso ay kabaxaan xabkuhu.