Jump to content

Jugley

Ka Wikipedia
Jugley

Jugley (Af Ingiriis : bustard;) waa shimbir weyn oo ku nool Afrika, gaar ahaan koonfurta afrika. Jugleyda waa shimbirta ee ugu weyn ee Afrika ku nool oo haadi ama duuli kara. Jugleyda hilbi iyo dhirtu labada ba wuu cuna. Jugleyda cuntadiisa ee joogtada ah waa caleemaha geedadka, iniinaha dhirta, iyo miraha. [1]


  1. Aldrovandi, Ulisse (1637) [1600]. Vlyssis Aldrovandi philosophi ac medici Bononiensis historiam naturalem in gymnasio Bononiensi profitentis, Ornithologiae (in Latin). Vol. 2. Bononiae (Bologna, Italy): Apud Nicolaum Tebaldinum. p. 85.