Hoon Koog
Coordinates: 22°3′N 114°2′W / 22.050°N 114.033°W
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalo-goboleedka Hong Kong ee Shiinaha.
Hong Kong Jamhuuriyada Dadka Shiinaha 中華人民共和國香港特別行政區
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: "Horumar iyo dadnimo"[1] |
||||||
Ubaxa caasimada Bauhinia blakeana (洋紫荊) |
||||||
Deegaanka Hong Kong
|
||||||
Luqadaha rasmiga ah | ||||||
Luqadaha laga aqoonsanyahay aduunka | Kantonese[2] | |||||
Qaybaha qoomiyedaha |
|
|||||
Dadka |
|
|||||
Maamul goboleed | Jamhuuriyada Dadka Shiinaha | |||||
Xukunka | Maamul khaas ah ee gobolada Shiinaha[a] |
|||||
- | Gudoomiyaha Sare | CY Leung | ||||
- | Xoghayaha Sare ee Maamulka | Carrie Lam | ||||
- | Xoghayaha Dhaqaalaha | John Tsang | ||||
- | Xoghayaha Cadaalada | Rimsky Yuen | ||||
Sharci dejinta | Golaha Sare ee Hong Kong | |||||
Taariikh | ||||||
- | Heshiiskii Nanking | 29 Agoosto 1842 | ||||
- | Ku biirida Peking | 18 Oktober 1860 | ||||
- | Heshiiskii Labaad ee Peking | 1 Luuliyo 1898 | ||||
- | Wakhtiyadii Qabsiga Jabaan | 25 Diisambar 1941 to 15 Agoosto 1945 |
||||
- | Xilwareejinta maamulka ee Boqortooyada Ingiriiska |
1 Luuliyo 1997 |
||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 1,104 km2 (179aad) 426 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 4.58 (50 km2; 19 sq mi) | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2014 qiyaasta | 7,234,800[3] (100aad) | ||||
- | Mugga Dadka | 6,544/km2 17,024/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2015 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $412.300 bilyan (44aad) | ||||
- | Qof qof | $56,428 (10aad) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2015 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $310.074 bilyan (36aad) | ||||
- | Calaa qof | $42,437 (18aad) | ||||
Qaybsiga (2007) | 43.4[4] (medium) | |||||
Kobaca (2013) | 0.891[5] (very high / 15aad) | |||||
Lacagta | Hong Kong dollar (HK$) (HKD ) |
|||||
Waqtiga | (UTC+8) | |||||
- | Xagaa (DST) | not observed (UTC+8) | ||||
Taariikhda | mm-bb-ssss ssss年bb月mm日 |
|||||
Wadista Baabuurta | Bidix | |||||
Thiinada telka | +852 | |||||
ISO 3166 code | HK | |||||
Furaha Internetka | .hk .香港 | |||||
a. | ^ Dhismaha siyaasada ee SAR, u dhigma xisbiyo badan. |
Hong Kong (loogu dhawaaqo "Hoon-Koon"; Af Shiine: 香港; "Dekadii Uduga") sidoo kale loo yaqaano Maamulka Khaaska ah ee Gobolka Hoon Koon ee Jamhuuriyada Dadka Shiinaha waa deegaan ku yaala xeebta koonfureed isla markaana (hada) ka tirsan dowlada Jamhuuriyada Dadka Shiinaha ee koonfur-beri Aasiya.
Hoon Koon waxay caan ku tahay dhismayaasha dhaadheer ee faras-magaalada iyo deked caalami ah oo isku xidha meelo badan oo dunida. Sidoo kale magaalada Hong Kong waa suuqa Luulka caalamka. Deegaanka Hong Kong waa dhul baaxadiisu yahay 1104 km2 (426 sq mi), midkaasi oo inta ugu badan ku hareeraysan tahay biyo marka laga reebo xaga waqooyi oo ka xigto gobolka Guangdong ee Shiinaha. Deegaanka Hong Kong waxaa ku dhaqan dad dhan 7.2 milyan oo ah reer Hoon Koon, tiro dad Shiineys ah iyo ajaanib badan oo caalami ah; midaasi oo Hoon Koon ka dhigeysa mid ka mid ah meelaha ugu dadka badan ee caalamka.
Wakhtiyadii fiditaanka gumaystaha ayaa 1839kii Boqortooyada Ingiriiska qabsatey deegaanada koonfurta Shiinaha halkaas oo ahayd bar istaraatiji oo laga maamuli karo biyaha bari ee qaarada Aasiya. Mudo dheer ka dib ayaa sanadkii 1941kii waxa Hoon Koon maamulkeeda la wareegay Boqortooyadii Jabaan oo gacanta ku heeysay ilaa 1945kii, goortii lagu jebiyey Dagaalkii Labaad ee Aduunka. Wakhtigaas wixii ka dambeeyay waxaa Hoon Koon gacanta ku hayay maamul hoos taga Boqortooyada Ingiriiska ilaa sanadkii 1997kii oo dib loogu wareejiyey dowlada Shiinaha. Dhinaca kale, Hoon Koon waxay ka mid tahay meelaha ugu qanisan dunida ayada oo leh waxsoosaar aad u sareeya iyo dhaqaale fiican.
Sanadihii 1970kii ayaa Hong Kong noqotey xarunta ganacsiga ee Aasiyada Baasifiga, midaasi oo ka dhigtey meesha 45aad ee ugu qanisan dunida; mid ka mid ah sadexda caasimadood ee suuqa ganacsiga aduunka (labada kale waa New York iyo London.) Intaasi waxaa dheer in Hong Kong lagu tiriyo mid ka mid ah meelaha ay ku nool yihiin dadka ugu cimriga dheer aduunka.
Taariikh
Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |
Tixraac
- ↑ s:Basic Law of the Hong Kong Special Administrative Region/Annex III|Basic Law - s:Resolution on the Capital, Calendar, National Anthem and National Flag of the People's Republic of China|Anthem
- ↑ Section 3(1) of the Official Languages Ordinance (Cap 5) provides that the "English and Chinese languages are declared to be the official languages of Hong Kong." The Ordinance does not explicitly specify the standard for "Chinese". While Standard Chinese (Mandarin) and Simplified Chinese characters are used as the spoken and written standards in mainland China, Standard Cantonese Cantonese and Traditional Chinese character are the long-established de facto standards in Hong Kong.
- ↑ . 12 August 2014 http://www.censtatd.gov.hk/press_release/pressReleaseDetail.jsp?charsetID=1&pressRID=3461. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". United Nations Development Programme. Waxaa laga kaydiyay the original 17 October 2009. Soo qaatay 10 November 2009. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ (PDF). United Nations Development Programme. 2014. pp. 21–25 http://hdr.undp.org/sites/default/files/hdr14-summary-en.pdf. Soo qaatay 27 July 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)