Guul harti(geesi-guule)
Beesha guul harti(geesiguule) waa beeel aad u facweyn waxayna kamid tahay 7da ilma harti:maxamed harti(majeerteen), siciid harti(reer darawiish), maxamuud harti(warsangali), guul harti(geesi-guule),Axmed harti(dishiishe), cabdiraxmaan harti(kaskiqabe), iyo liibaan harti(liiban gashe) Beeshu waxay dagta gobolka bari iyo gobolka gardafuu magaalooyinka ay dagto waxa kamid ah: bosaaso, geesaley, xaabo caluule, baargaal, murcanyo iyo magaalooyin aad ubadan waxayna katalin jirtay gobolka gardafuu ilaa iyo 1800-1990. beeshu waxay gobalka gardafuu ku leedahay hanti maguurto ah waxana u badan geedka timirta, maydiga, beeyada iyo wax yaabo aad u badan
Geesiguule Waxa uu Dhalay
*maxamuud
Wuxu dhalay
*SICIID
Wuxu dhalay
*Wikris
Wuxu dhalay 3 nin
1_REE SAALAX
2_REER XUSEEN
3_REER MAXAMED (Habar Cali)
4_CALOOL
1_REER SAALAX ayaa u kala baxa
A. Mumin
B. Maqadin
Mumin Saalax ayaa u kala baxa
A. Naaleeye Cali (reer Carare)
B. Ciise Cali
Maqadin ayaa isna u kala baxa
A. Ugaadh maqadin
B. Weheliye Maqadin
C. Warmooge Maqadin
D. Faarax Maqadin.
2- REER XUSEEN ayaa u kala baxa
A. Muumin xuseen
B. Yuusuf xuseen
C. Abokor xuseen
D. Cabdale xuseen
A. Muumin xuseen ayaa u kala baxa 7 oday
1. Maxamed muumin
2. Cali muumin
3. Cawad muumin ( Sadexdaasu waa isku bah)
4 xusen muumin (bahgooni)
5. Siciid muumin
6. Wacays muumin
7. Xasan muumin
Sadexdaasuna waa isku bah
Maxamad muumin wuxuu dhalay 7 oday
1 cabdale
2,axmad
3,saalax
4,abokor
5,muuse
6,muslim
7, idiris oo aan tarmin
cabdale wuxuu ukala baxay 4 oday
1,maxamad cabdale oo curadkiiya
2,maxamuud cabdale
3, xasan cabdale
4, axmad cabdale
3_REER MAXAMED (Habar Cali) wuxu dhalay
shirdoon
Shirdoon wuxu dhalau sadex wiil
1_Siciid shirdoon
2_Axmed shirdoon
3_ Maaxmed shirdoon
4_Cabdisamad shirdoo
*siciid shirdoon
wuxu dhalay 7
1_ Nuur baa curud ah oo tarmay
2_jimcale siciid shirdoon
3_ salaax siciid shirdoon
4_ciise siciid shirdoon
5_cumar siciid shirdoon
6_ bare siciid shirdoon
7_ Xuseen siciid shirdoon
nuur siciid shirdoon wuxu dhalay
1_maxamed nuur siciid shirdoon
2_cabdir nuur siciid shirdoon
*Axmed shirdoon
(wuxu dhalay hal nin gabayare la dhaho (Mc)oo Ethpia Faraceedu deegan ku yihiin ) gaar ahaa biki
Iyo meel u dhowdhow
*maxamed shirdoon
wuxu dhalay
1 salaax
2 abdirixman (guul)
3 ismaciil (Reer Habeeye)
Cabdisamad shidoon
wuxu dhalay hal wiil
Xuseen
A_ Xuseen wuxu dhalay sadex wiil
1_Cali xusen
2_Samtara
3__Ismaciil