Guruubka 10
Appearance
G 9aad < Guruubka 10aad > G 11aad



Guruubka 10aad waa qeybta 10aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Nikel (Ni), Baladiyaam (Pd), Balatiniyaam (Pt) iyo Darmstadtiyaam (Ds). Dhamaantood waxay ka tirsan yihiin Transitional Metals ee guruubka d-block.
Curiyayaashan markey adkeha yihiin leh midab madoow ah, ayaa dhamaantood ah radioactive kuwaas oo leh cimri nololeed aad u gaaban. Curiyayaasha guruubkan intooda badan lama helo si dabiici ah ee laabka (laboratory) ayaa lagu diyaariyaa.