Jump to content

Gowska garashada

Ka Wikipedia
Gowska garaadka.

Gowska garashada ( Af Ingiriis : wisdom tooth) waa afarta ilkood ee cirifka ugu dambaysa ee afarta cirifyaha ee xayndhaabka ilkaha. Afarta gowsyaha garashada habsocodka guud waxay soo ifbaxaan da'da u dhexaysa dhalinyaro ilaa qaangaadhka labaatanyadii hore.[1]

  1. Kaveri GS, Prakash S (June 2012). "Third molars: a threat to periodontal health??". Journal of Maxillofacial and Oral Surgery. 11 (2): 220–223. doi:10.1007/s12663-011-0286-x. PMC 3386422. PMID 23730073.