Jump to content

Gegada diyaaradaha Gerbohaareey

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Garbaharey)
Gegada diyaaradaha Gerbohaareey
Garbaharey Airport
IATA: GBMICAO: ma lahan
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka Dadweyne
Milkiilaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya
Agaasimaha Garbahaarey
Adeegyada Garbahaareey, Soomaaliya
Joogga Heerka badda 6,500 ft / 3,220 m
Isuduwe 03°19′22″N 042°12′47″E / 3.32278°N 42.21306°E / 3.32278; 42.21306Coordinates: 03°19′22″N 042°12′47″E / 3.32278°N 42.21306°E / 3.32278; 42.21306
Maabka
GBM is located in Somalia
GBM
GBM
Meesha ka dhaco Soomaaliya
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
1,050 3,445
Isha warbixinta: [1]

Gegada diyaaradaha Gerbohaareey (Af Ingiriis : Garbaharey Airport) (IATA: GBM[2]ICAO: GBM) waa gego diyaaradeed u adeega bulshada magaalada Garbahaarey[3] (sidoo kale loo yaqaano Garbaharey), gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya.[4]

Garoono Kale Soomaaliya

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.


La Xidhiidha

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Garba Harre, Somalia (GBM) ee laga helo Great Circle Mapper.
  2. . International Air Transport Association http://www.iata.org/publications/Pages/code-search.aspx. Soo qaatay 23 September 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Garbaharey Airport at World-Airport-Codes.com
  4. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)