Garaam
Appearance

Garaam waa mid kamid ah Halbeeg cabireedka Cufka
Cabirada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Magaca qaybta = Garaam
- Sumada = g
- Cabirkeedu = Cuf
- Horgale = Kiilogaraam
- kudhufo = 10-3 Kiilogaraam
- Habka = Horgale (Fiisikis)
- Adeegsi = badanaa waxaa loo isticmaala Miisaan
- Tusaale = 1 Mililiter oo biyo ah waxa uu la mid yahay 1 g
- Aduunka = 10 Disigaraam = 1 g = 0.1 Disi Garaam = 0.001 kg
- Soomaalida = 1 g ≈ 0.0353 Suus ≈ 0.00220 Madaal