Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Aden Adde International Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: MGQ – ICAO: HCMM
| |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | (Shibil iyo Militari) oo kaabiga isku haya | ||
Ku yaal | Muqdisho, Soomaaliya | ||
Duulimaadada kala ah | Jubba Airways | ||
Isuduwe | 02°00′49″N 45°18′17″E / 2.01361°N 45.30472°ECoordinates: 02°00′49″N 45°18′17″E / 2.01361°N 45.30472°E | ||
Website | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
ft | m | ||
05/23 | 14,763 | 4,500 [1] | Kabbisid |
Garoonka Caalamiga Aadan Cadde (Af Ingiriis : Aden Adde International Airport, Af Carabi : ar) (IATA: MGQ, ICAO: HCMM), wakhtigii hore loo yaqaanay Gegada diyaaradaha Caalamiga Muqdisho, waa gego diyaaradeed caalami ah oo ku yaala magaalada Muqdisho, magaalo-madaxda wadanka Soomaaliya. Garoonkan waxaa loogu magacdaray madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cusmaan.
Hordhac
Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan waxaa loogu magac daray Madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliya markii la qaatay xoriyadda 1960 kii.
Waa garoon caalami ah waxa uuna ku yaalaa Magaalada Muqdisho koofurteeda waxaana astaan u ah (IATA: MGQ, ICAO: HCMM)
Garoonka waxa uu kasoo kabanayaa dagaallo kadhici jiray dalka tan iyo markii la riday dowladdii Maxamed Siyaad Barre, waloow ayna jirin adeeg buuxa oo heer sare ah hadana waa uu shaqeeyaa Garoonko.
Duulimaadyada iyo shirkadaha ka howl gala
Shirakadaha soomaalida
- Daalo (Jabuuti, Hargaysa).
- Jubba Airways (Jabuuti, Barbara, Dubai, Jidda).
Shirakadaha shisheeye
Duulimaad | Ku socota |
---|---|
African Express Airways | Cadan, Berbera, Dubai, Gaalkacyo, Nayroobi, Shaariqa, Wajeer |
Turkish Airlines[2] | Djibouti, Istanbuul |
Labaatan sano kadib
Mudo 20 sani kadib duulimaadyo caalami ah oo ay sameeyaan diyaarado laga leeyahay dal ka mid ah dalalka reer Yurub ayaa waxaa ay si rasmi ah uga bilaabmeen magaalada Muqdisho ayadoo munaasabad Xarigga looga jarayey duulimaadyada Turkish Airways ayna ka qeybgaleen Madaxweynahii hore Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’isulwasaare kuxigeenka Turkiga lagu qabtay magaalada Muqdisho[2].
Adeegga Garoonka
Malahan wali iftiin ku filan waloow la dayactiray, hadana diyaaraduhu waxay yimaadaan oo kaliya maalintii.
Shaqaalaha: waxaa ka shaqaysa in kabadan 1000 qof oo isugu jira shaqaalaha Dawladda iyo kuwa shirkadaha, waxaa kaloo dheeraad ku ah howl wadeenno ka socda AMISOM.
Baasajeeriga
Macaamiil |
% Badel |
(Tan) |
% Badel |
Dhaqdhaqaaq |
% Badel | |
---|---|---|---|---|---|---|
1989 | 5,779 | 3,131 | 130 | |||
2005 | 200 | 5.7 | 23 | 1.9 | 2 | 1.3 |
2006 | 200 | 7.9 | 147 | 11.8 | 2 | 6.1 |
2009 | 300 | Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali5.4||170||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali6.9||3||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 4.6 | ||||
2010 | 400 | Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali7.7||300||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali1.3||3||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 5.6 | ||||
2011 | 500 | Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali1.5||500||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali6.6||5||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.6 | ||||
2012 | 2000 | Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali1.5||700||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali8.5||5||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 2.6 | ||||
2013 | 3000 | Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali0.2||1000||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali15.3||5||Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 2.5 |
Dhacdooyin
Taariiqda | Meesha | Diyaaradda | Tiro tirsiimaheeda | Dhibka gaaray Diyaaradda | Dhimasho | Faallo kooban | Xigasho |
---|---|---|---|---|---|---|---|
6 Mey 1970 | Mogadishu | Viscount 700 | 6O-AAJ | W/O | 5/30 | Dab ayaa qabsaday. | |
13 Oktoobar 1977 | Mogadishu | Boeing 737-230 Adv | D-ABCE | W/O | 0/86 | Lufthansa Duulimaadkii 181, diyaarad la afduubay 1977. |
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ Garoonka caalamiga ah ee muqdisho waxa uu ka samaysan yahay 4,500-meter dhabaha diyaaraddu ku cararto - Somalia: Issues, Taariikhda, iyo Tixraaca - Bogga 18 ee Nina J. Fitzgerald
- ↑ 2.0 2.1 Xigasho, Radio Muqdisho. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 11 March 2012. Soo qaatay 3 June 2012. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) Cite error: Invalid<ref>
tag; name "Forbes" defined multiple times with different content