Farxiya Kabayare
Appearance
Farxiya Kabayare | |
---|---|
Nooca fanka | Fanka Soomaalida |
Occupations | Fanaan |
Qalabka | Cod |
Farxiya Kabayare waa fannaanad Soomaaliyeed, ka mid ah fannaaniintii ugu caansanaa qarnigii 20-aad ee Soomaaliya.[1]
Aragtida dadweynaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kabayare ayaa 2015-kii ku dhaliilay maamulka Soomaaliland xariga ay u geysteen fanaaniinta booqda Soomaaliya. Arrintan ayaa ka dambeysay markii Soomaaliland ay xirtay kooxda Xidigaha Geeska xilli ay ka soo laabteen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Kooxdan ayaa la kulmay eedeymo ah "khiyaano qaran" oo ay ka mid yihiin in ay fasax la’aan ku tageen Muqdisho iyo sawiro ay ku wadaageen khadka internetka iyaga oo heysta calanka Soomaaliya.[2]