Eratareya
State of Eritrea
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: Ertra, Ertra, Ertra Eritrea, Eritrea, Eritrea |
||||||
Location of Eratareya (dark blue) – in Africa (light blue & dark grey) |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Asmara | |||||
Luqadaha rasmiga ah | None[1] (see working languages) | |||||
Luqad loo aqoonsaday dalka | ||||||
Working languages | ||||||
Qaybaha qoomiyedaha (2012[5]) | ||||||
Dadka | Eritrean | |||||
Xukunka | Unitary one-party presidential republic | |||||
- | President | Isaias Afwerki | ||||
Sharci dejinta | National Assembly | |||||
Formation | ||||||
- | Dʿmt | c. 980 BC | ||||
- | Kingdom of Aksum | c. 100 AD | ||||
- | Medri Bahri | 1137 | ||||
- | Italian Eritrea | 1890 | ||||
- | Eritrean Federation | 15 September 1952 | ||||
- | De facto State of Eritrea | 24 May 1991 | ||||
- | De jure State of Eritrea | 24 May 1993 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 117,600 km2 (99th) 45,405 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.14% | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2021 qiyaasta | 3,620,312[6][7] (116th) | ||||
- | Mugga Dadka | 51.8/km2 (154th) 111.7/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $10.176 billion[8] | ||||
- | Qof qof | $1,466[8] | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $6.856 billion[8] | ||||
- | Calaa qof | $988[8] | ||||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.420[9] (low / 179th) | |||||
Lacagta | Nakfa (ERN ) |
|||||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | not observed (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +291 | |||||
Furaha Internetka | .er |
Eretereya waa dal ku yaala Baxsinta Afrika derisna la'ah dawladaha Itoobiya, Jabuuti iyo Suudaan.
Erataria waa dal ku yaala bariga afrika gaar ahan badda cas ila Gacanka Cadmeed aagga loo yaqaan baabulmandab dalkaas waxaa horay uga tirsanaan jiray dawlada federaalka ee Itoobiya waxa uuna ka go'day sanadkii 1991, dalka Eratariya waxa hada waxaa ka taliya madaxweyne Isaias Afewerki.
Dalka eratiya wuxuu xuduud la wadaagaa Wadamada Jabuuti Dhinaca koonfurbari, Itoobiya dhinaca koonfureed suudaan iyo badda cas, dalka erataria waa dal sabool ah hadana intii kadanbaysay sanadihii 1991 ayuu soo gaaray horumar weyn oo lataaban karo.
Xubin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waddnmaha degaan Eritera
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Eratareya 5 068 831+
- Arab League 50+[[12]].
- Pakistan 1000++:
- South Korea200++.
[[13]].
Siyaasadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Doorashaddii ugu horeysay oo ka dhacday Ereteriya sanadka markuu ahaa 1991kii, shacabka ereteriya waxeey doorteen xornimo 99.8%, ayada markaas dagaalo xun dhaxmaray itoobiya iyo ereteriya, oo halkaas ku dhinteen dad aad u badan. Siyaasadda Ereteriya waa mid ku dhisan hab nabadeed taasoo ah dad jecel midnimada soomaaliya waloow lagu eedeeyey in ay taageeri jirtay kooxihii ka horjeeday joogitaanka Itoobiya kadib markii ay qabsatay Soomaaliya 2006 waxaa la sheegay in ay joogeen ciidamo ereteriya udhashay oo gaaraya 2000 askari taasoo beenoowday markii dambe, si kastaba ha aheetee waxaa iska hor yimid siyaasaddii Itoobiya ee ahayd kala qaybinta Soomaaliya iyo tii ereteya taasoo kentay markii dambe in golaha amaanku uu cunaqabayn saaro dalkaan.
Eratareya waxay ku adkaysanaysaa inay ixtiraamto heerarka caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha. Hay'adaha waaweyn ee xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyay ku tumashada xuquuqda aasaasiga ah waxayna sii wadaan inay ku boorriyaan Eratareya inay saxdo xaaladda.[14]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ People and Languages » Embassy of The State of Eritrea Archived Oktoobar 28, 2018 // Wayback Machine. Eritrean-embassy.se. Retrieved on 5 June 2016.
- ↑ Ethnologue: Ethnologue Languages of the World – Eritrea – Status
- ↑ Ethnologue: Ethnologue Languages of the World – Eritrea – Status
- ↑ 4.0 4.1 4.2 Shabait Administrator. "Nuqul Archive". Eritrea Ministry of Information. Waxaa laga kaydiyay the original 2012-03-03. Soo qaatay 2018-08-28. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ CIA – Eritrea – Ethnic groups Archived Jannaayo 6, 2019 // Wayback Machine. Cia.gov. Retrieved 25 June 2012.
- ↑ population.un.org. United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/. Soo qaatay July 17, 2022. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ population.un.org (XSLX) ("Total Population, as of 1 July (thousands)"). United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division https://population.un.org/wpp/Download/Files/1_Indicators%20(Standard)/EXCEL_FILES/1_General/WPP2022_GEN_F01_DEMOGRAPHIC_INDICATORS_COMPACT_REV1.xlsx. Soo qaatay July 17, 2022. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 8.0 8.1 8.2 8.3 . International Monetary Fund http://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2017/02/weodata/weorept.aspx?pr.x=50&pr.y=2&sy=2015&ey=2022&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&c=643&s=NGDPD%2CPPPGDP%2CNGDPDPC%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay 1 October 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). HDRO (Human Development Report Office) United Nations Development Programme http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 22 March 2017. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ https://tr.wikipedia.org/wiki/Araplar
- ↑ https://es.wikipedia.org/wiki/Pueblo_%C3%A1rabe
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2022-09-20. Soo qaatay 2022-08-22. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2022-07-07. Soo qaatay 2022-08-22. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Imprisoned for Their Faith