Eoarkeyaan
Appearance
Eoarkeyaan (en: Eoarchean) waa xilligii ugu horreeyay ee juquraafi ee eonka Arkeyaan oo bilaabmay 4 bilyan sano kahor, oo dhammaaday 3.6 bilyan oo sano kahor.[1] Kahor intaanay Hadeyaan ahaan waxaa raacay Balyuuarkeyaan.
Eoarkeyaan waa xilliga ugu horreeya ee cilmiga juquraafiga kadib adkeynta qolofta Dhulka. Asalka abiotig-ga ee nolosha (abiogenesis) waxa lagu taariikheeyay daaqad wakhti laga bilaabo 4 ilaa 3.6 bilyan sano ka hor markaas oo qiyamka cadaadiska jawigu u dhexeeyay c.100 ilaa 10 bar.[2][3][4]
Tixraacyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ http://www.stratigraphy.org/ICSchart/ChronostratChart2013-01.pdf
- ↑ Mulkidjanian, A. Y. Biol. Direct. 4: 26. PMC 3152778. PMID 19703272. doi:10.1186/1745-6150-4-26 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3152778. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Proc. Natl. Acad. Sci. USA. 109 (14): E821–E830. Bibcode:2012PNAS..109E.821M. PMC 3325685. PMID 22331915. doi:10.1073/pnas.1117774109 //www.ncbi.nlm.nih.gov/pmc/articles/PMC3325685. Barameter aan la aqoon
|doi-access=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Mulkidjanian, A. Y. In R. Egel, D.-H. Lankenau, and A. Y. Mulkidjanian (Ed.), Origins of Life: The Primal Self-Organization. Springer Verlag, Heidelberg.(book): 3–33. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Maqaalkaan cilmiga dhulku waa la bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad sii balaarisid. |