Doondheere
(DOONDHEERE)
Waa degmo kamid ah gobolka sh/hoose
"TOWN) : / = ceel xaraar. "GOBOLKA) : / = sh/hoose
"DEGMADA) : / DOONDHEERE:/ "DOWLADA) : / = SOUTH WEST "SOMALIA : / "GUDOOMIYAHA): / = CABDULAAHI "MIIGANE : /=
"TAARIIKH: = 1999
Country= Somalia
" wawtuga=+3
Doondheere waa degmo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose. Degmada Doondheere waxaa deris la ah Degmooyin badan waxaana ka mid ah,Afgooye, Wanlaweyn,waa dagmo Aad ubaaxad weyn wax soo saarkeeda waxaa waye beeraha iyo xoolaha dagmada waxaa dagan beesha Murusade waxaana soo caan bixiyay oo calanka utaagay sanadii 2019 ilaa 27/ 10/ 2020 CABDULAAHI XASAN MIIGANE taasoo si is xil qaan ah u abaabulay ayadoona cidna garab siin halgamaa cabdulaahi xasan Miigane waa wiil dhalinyara ah oo kasoo jeeda degmada doondheere gaar ahaan ceel xaraar oo xarun degmo u ah degmadaas ceel xaraar waa ceelkii ugu horeeyay ee halkaas laga qoday taasoo kaliftay iney magaalo noqotay 1999 ayaa ceel biyood laga qoday halka markii dambe sanadii 2005 laqoday ceel mashiidiye oo wax kayar sedex km ujira ceel xaraar labaduba waxey kuwada yaalaan xeradii angaraariya ee xanaanada xoolaha 1995 waxaa aqoon jiray siliga degboodoy waxa ayna leheed irid laga galo iyo irid looga baxo oo lakayiraahdo irida garas bandiiro oo laga galo iyo irida xaaji raage oo looga baxo xeradaa degboodoy