Diyaarada Soomaaliya
| |||||||
La asaasay | 5 Maarso 1964 | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Shaqada billowday | Luuliyo 1964 | ||||||
Howl ka joojin | 1991 | ||||||
Xarunta duullimaadka | Garoonka Caalamiga Muqdisho | ||||||
Xarunta labaad | Garoonka Caalamiga Hargeysa | ||||||
Qolka Nasiinada Garoonka | Somali Airlines Lounge | ||||||
Halkudhagga shirkadda | Adeega Xidigta Cad | ||||||
Shirkadda leh | Dawlada Soomaaliya (100%) | ||||||
Xarunta | Muqdisho, Soomaaliya |
Diyaarada Soomaaliya (Af Ingiriis : Somali Airlines) waxay ahayd diyaarada sida calanka wadanka Soomaaliya, taasi oo xarunteeda sare ahayd magaalo-madaxda Muqdisho. Diyaarada Soomaaliya waxaa la aasaasay sanadkii 1964dii waxayna duulimaadyo ku samayn jirtey wadanka dhexdiisa iyo dibadiisaba.
Hordhac
Guud ahaan, diyaaradaha Soomaaliya waxay u kala duulijireen wadano badan oo ku yaala Afrika, Bariga Dhexe, Aasiyada Fog iyo Yurub.[1] Si kastaba ha ahaatee, badhtamihii sanadkii 1991kii markii uu qarxay dagaalkii sokeeye waxaa burburay dhamaanba adeegii diyaaradaha Soomaaliya. Dhinaca kale, dadaal dheeri ah oo Laanta Duulista Dowlada Federaalka ay sameeysay ka dib waxaa suurtogal noqotey in dib loo soo celiyo adeega diyaaradaha dhamaadkii 2013.[2]
Taariikh
Diyaaradaha Soomaaliya waxaa la aasaasay 5 Maaj 1964 wakhtigaasi oo ay curatay dowladii qaranka Soomaaliya, waxaa laga dhigay dhigay diyaarada qaranka wadanka.[3]
Muuqaalo
Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.
Diyaarada | Sawir | IATA | ICAO | Magaca u gaarka |
Bilowday Howlgalka |
Faallo |
---|---|---|---|---|---|---|
Air Somalia | RSM | Air Somalia | 2001 | |||
Diyaarada Daallo | D3 | DAO | Daallo Airlines | 1991 | ||
Diyaarada Jubba[4] | 6J | JBW | Jubba | 1998 | ||
Diyaarada Soomaaliya | HH | SOM | SOMALAIR | Duulista joojisay 1991 |
Sidoo kale fiiri
- Gego Diyaarad
- Socdaalka Soomaaliya
- Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
- Garoonada Soomaaliya
- Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya
Tixraac
- ↑ . 18 November 2013 http://www.ch-aviation.ch/portal/news/23474-somali-airlines-much-awaited-rebirth-imminent-as-first-b737-sighted. Soo qaatay 20 November 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". 20 November 2013. Waxaa laga kaydiyay the original 2 Bisha Laba iyo Tobnaad 2013. Soo qaatay 20 November 2013. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ journal=Aeroplane and Commercial Aviation News|volume=114|year=1967|page=32|accessdate=date|2012-2-10
- ↑ . Jubba Airways https://web.archive.org/web/20140202133148/http://centreforaviation.com/profiles/airlines/jubba-airways-6j. Waxaa laga kaydiyay the original February 2, 2014. Soo qaatay 22 January 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)