Jump to content

Digiiran

Ka Wikipedia
Digiiran

Digiiran (Af Ingiriis : Guineafowl;) waa shimbir ee ku jira qoyska Numididae ee ka mid ah bahda Galliformes. Shimbirkan waxay asaloow iyo dhalad ka yihiin qaarada Afrika ee kaliya. Shimbirka digiiran wuxuu leeyahay sideed jaad. Afrika waxay digiiranada ka sii nool yihiin meelaha duurta iyo dhul cawseedka.[1]


  1. Chen, D.; Hosner, P.A.; Dittmann, D.L.; O’Neill, J.P.; Birks, S.M.; Braun, E.L.; Kimball, R.T. (2021). "Divergence time estimation of Galliformes based on the best gene shopping scheme of ultraconserved elements". BMC Ecology and Evolution. 21 (1): 209. doi:10.1186/s12862-021-01935-1. PMC 8609756. PMID 34809586.