Jump to content

Dayniile

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Deyniile)
داينبل
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoDayniile (Muqdisho)
Dowlada
 • Duqaawe
Area
67 km2 (26 sq mi)
Joogga
5 m (16 ft)
Tirada dadka
(2020)
 • Dhammaan200,135
 • Cufnaanta dadka3,000/km2 (7,700/sq mi)
Magac kaleRee Dayniile
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada Boostada
10016
Thiinada TelHertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
WebsiteMareegta internetka

Degmada Dayniile waxa ay ka mid tahay Degmooyinka ugu caansan Gobolka Banaadir wana degmada 2aad ee ugu weyn Gobolka Banaadir. Waxa ay dhacdaa dhanka Galbeed ee Magaalada Muqdisho waxayna ku fadhidaa in lagu qiyaaso 67km square.

Waxaana Dago qabiilka Mursade karinlr gaar ahaan Habar maxamad Iyo Habar ceyno

داينبل
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoDayniile (Muqdisho)
Dowlada
 • Duqaawe
Area
67 km2 (26 sq mi)
Joogga
5 m (16 ft)
Tirada dadka
(2020)
 • Dhammaan200,135
 • Cufnaanta dadka3,000/km2 (7,700/sq mi)
Magac kaleRee Dayniile
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada Boostada
10016
Thiinada TelHertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
WebsiteMareegta internetka

DEGMADA DAYNIILE OO DEGMO AHAAN LOO AQOON SADAY 1974 WAXEEY KA KOOBAN TAHAY 6 (LIX) WAAXOOD OO KALA AH

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1 waaxda Ciise cabdi

2 waaxda Barwaaqo

3 waaxda Dibileey

4 waaxda Halgan (Ex-Raadaarka)

5 waaxda Kurdamac

6 waaxda Daarusalaam

7 waaxda garasbaleey

Dayniile waa degmo facweyn aadna u balaaran marka laga sootago degmada hodan, waxa hoos tegi jiray intii aan xornimada la qaadan Degmooyinka Wardhiigley, Howlwadaag, Buulo-Xuubey iyo qeybo Yaaqshiid ka mida ah.

WARSHADAHA KU YAAL DEGMADA DAYNIILE XILIGII DOWLADI DHAXE IYO HAATAN WAXAA KAMID AH

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1 Warshada shaambada Ifka xalane

2 Warshada Farsamada Hubka ee xarada jarmalka

3 Warshada ganleeyda ee xaashi weheliye

4 Warshada Saliida

5 Warshada Buugaagta oo ah hada xaruunta warshada biyaha caafi ee dagan tahay

6 Warshada Birta

7 Warshada Taraqa iyo sigaarka

8 Warshada isbuunyada Shaakir

9 warshada Harkaha iyo saamaha

10 warshada Kartoonta Somaback

11 Warshada Aflax Partner Company

12 Warshada Biyaha Muqdisho

13 Warshada Biyaha Banaadir

14 Warshada Biyaha musbaax

15 Warshada Hilibka Mubaarak

Xaruumaha dowlada ee ugu caan san ee ku yaalo degmada waxaa ka mid ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1 Wasaarada Gaashandhiga

2 Xerada Guulwada Yaasha

3 Xaruunta Hagida Diyaaradaha ee Raadeelka

4 Xeradi Ciidanka ee saban saban

5 Xaruunta war laliska ee Radio muqdisho

6 Taliska Guutada Afaraad ee Bangalo

7 Xeradi Ciidanka cirka ee Dugsi shanaad

8 Xerada Ciidanka ee miineestaha

9 xerada ciidanka malatariga ee oodweyne

==Duqoowdii (Hogaamiyayaashii) Dayniile Soo Maray== boqor maxamuud boqor Cali dheere ibnu casir gureey

Deegaanka Dayniile waxaa soo xukumay hogaamiyayaal hal adag,kana soo badbaadiyay deegaankaas xaaladihii adkaa ee soo maray sida Xukunkii Ujuuraan iyo gaaladii wadanka ku soo duushay.

Jaamacadaha iyo iskulad ka Degmada ku yaal

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1: Dugsiga hoose, dhexe & sare ee SYL 2. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Hudda 3. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Aqoon-bile 4. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Iftiin 5. Iskuulka hoose dhexe iyo sare e Hilaac 6. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Najaax 7. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Marwaazi 8. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Mumtaaz 9. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Wadan 10. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Niill 11. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Deyniile 12.Dugsiga hoose , dhaxe & sare ee DAARUL_ NASAAIX 13.Dugsiga hoose , dhaxe & sare we AL KHAYR 14. Jaamacadda Muqdisho 15. Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare Ee Muhid Al-Hadi(Muxiid Al-Haadii)

b