Jump to content

Dacawo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dawaco)
Boga "Dawaco" halkan ayaa laga soo toosiyay.


Fox
Dawacada cas (Vulpes vulpes) oo ku dhex jiifta baraf
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Chordata
Gacalka: Naasley
Dirka: Hilibcun
Bahka: Canidae
Genera
  • Vulpes
  • Cerdocyon
  • Dusicyon
  • Lycalopex
  • Otocyon
  • Urocyon


Dacawo (Af Ingiriis : fox; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano Dawaco) waa xayawaan hilibcun iyo dhircun taasi oo ka tirsan naasleyda. Sida caadiga ah, dacawadu waxay le'eg tahay eyga inkastoo qaarkood kaba xajmi iyo jidh weyn yihiin, halka kuwo kale ka yaryar yihiin.[1]

Fox skeleton

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Macdonald, edited by David W.; Sillero-Zubiri, Claudio (2004). (Nachdr. d. Ausg. 2004. ed.). Oxford University Press. p. 49. ISBN 0198515561.  Maqan ama ebar |title= (caawin)