Jump to content

Dagaalkii Khaybar

Ka Wikipedia

Dagaalkii Kheybar waa dagaal dhex maray Muslimiinta iyo Yahuuda. Wuxuuna dhacay sanadkii 7aad ee hijiriga.waa dagaal ay muslimiinta oo dhan lagu amray inay ka qayb qaatan oo ay soo wada baxaan si ay dagaalka uga qayb qaataan