Dadka Berberiga
Appearance
Dadka Berberiga ama Dadka Amazighiga waa shacab dagan wadamada waqooyiga Afrika waxa ay kukala baahsanyihiin lagabilaabo magaalda Siwa ee wadnka masar ilaa Badweynta Atlaantik dhanka kale Bada Dhexe ilaa Wabiga NiJer badanaa barbarku waxa ay isku magacaabaan (Tamazight.) waxaanay shacabkani ku hadlaan Luqadaha Berberiga.
Estats berbèrs musulmans
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Localizacion aproximativa de dialèctes dau berbèr | |
toarèg | tamazight dau Marròc centrau |
rifenc | shènoï |
cabil | shaui |
tashelit | dialèctes nòrd-saharians |
dadka caanka ah ee kasoojeeda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Daariq ibn Ziyaad
- cabaas bin farnaas
- Rixlaat Ibn Batuuta
- Zinedine Zidane
- Axmed Abutaalib badhasaabka rotterdam
halka uu magacu kasoojeedo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxa ay yurubiyuuntu shacabkan ugu yeedhijireen qarniyadii dhexe magaca (moors) waxaanay u eegtahay marka lagu dhawaaqo kalmada marookns waxaana laga yaabaa in ay katimi kalmada Mauritania. Masaaridii hore waxa ay ugu yeedhijireen magaca (ashshoosh) giriigii horena waxa ay dhihi jireen magaca (Mazyes) carabtuna waxa ay ugu yeedheen magaca barbar
wadamada ay kunoolyihiin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 1 marooko
- 2 aljeeriya
- 3 Tunisiya
- 4 Libiya
- 5 Mauritania
- 6 maali
- 7 Nayjar
- 8 masar
- 9 faransiiska
- 10 Isbania
- 11 holland
- 12 Mareykanka
- 13 Beljim