Hab Neefsi
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Category:Xubnaha Neefsiga)
Hab Neefsi


Hab Neefsi (Ingiriis: Respiratory System) waa habka neefsiga xayawaanka - bani-aadamku ka mid yahay - iyo shaqada sambabadada.
Habka Neefsigu waa qaabka neefta ama hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo soo dhex maraysa sanka iyo afka, ka dib dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, dib u soo bixida hawada eey isticmaaleen unugyadu ee kaarboon-labo-ogsaydh.