Cali Galayr
Cali Khaliif Galayr علي خليف غلير | |
---|---|
Madaxweynaha Khatumo State | |
Ambassador to Welcome | |
xafiiska la wareegay 14 August 2014 | |
Madaxweyne | Mohamed Abdullahi Mohamed |
ka horeeyay | Mohamed Yusuf Jama |
Xubin ka ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya | |
Ambassador to Welcome | |
xafiiska la wareegay 4 November 2012 | |
raiisul wasaaraha 8aad | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 8 October 2000 – 28 October 2001 | |
Madaxweyne | Cabdiqaasim Salaad Xassan |
ka horeeyay | Cumar Carte Qaalib |
Ku xigay | Cusmaan Jaamac Cali |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay | Las Anod, British Somaliland | 15 Oktoobar 1941
Dhintay | 8. Oktoobar 2020 | (da'da 78jir)
Xisbiga | ka madaxbanaan |
Alma mater | Boston University Syracuse University Harvard University |
Cali Khaliif Galayr, waxoo dhashtay 1941dii waxoona ahaa ra'iisul wasaaraha Soomaaliya kabilaabato Oktoobar 8dii 2000 ilaa oktoobar 28 2001. Galayr wxuuu lahaa cilmiga dhinaca siyaasadeed iyo dhaqaalaha dhanka reer Darawiish. waxuuna wax ku soo bartay jaamacad ku taalo dalka Maraykanka. Ka dib, wuxuu noqday madaxweynaha maamulkii Khaatumo ee jamhuuriyada Somaliland heshiiska la galay 2018. Cali Khaliif wuxuu xanuun uugu geeriyoodey magaalada jigjiga e Dowlad deegaanka soomalida e itoobiya 2020.
Taariikh nololeedka Galydh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Galyr waxoo ku dhashtay magaalada Laascaanood sanadka marka oo ahaa 1941. waxoona wax barasho ku soo dhameestay, jaamacad ku taalo magaalada Boston ee dalka mareykanka. Galayr waxoo ka qeeb galay siyaasada Soomaaliya waxii ka danbeeyay 1966dii. waxoona ahaa nin ganacsiga aad u yaqaan. waxoo ka shaqeen jiray warshadaha sonkorta oo ku taalo magaalada Jowhar, waxoona la shaqeen jiray warshadaha caalamka, gaar ahaan kuwa ingriiska. 1979kii Galayr waxaa loo doortay ka qeebgalka baarlamaanka. 1980kii mudane Maxamed Siyaad Barre waxoo Galayr ku wareejiyay wasiirka Warshadaha Waxa uuna isaga tegay dalka. 1989 ilaa 1996 galayr waxoo profisor ka ahaa jaamacadi ku taalo dalka mareykanka. 1999 Galayr waxoo ka mid ahaa, shirarkii carta, Jabuuti. sanadka marka oo ahaa 2000 madaxweynaha DKMG mudane Cabdiqaasim Salaad Xassan waxoo Galayr u doortay ra'iisul wasaaraha soomaaliya. sanadka marka oo ahaa 2001, Galayr waxoo ahaa ninka kaliya oo ka bixiyay ciidamada itoobiyanka gobolka gedo. ayaga oo markaa heestay gobolkaas sanadka marka oo ahaa 1996 ilaa 2001dii.