Cabdiweli Gaas
Cabdiweli gaas />(Carabi) عبدالولي محمد علي | |||
| |||
la wareegay Xilka 8 Janaayo 2014 | |||
Kaga horeeyey xilka | Cabdihakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar | ||
---|---|---|---|
Ka qabtay xilka 19 Juun 2011 – 17 Oktoobar 2012 | |||
Madaxweyne | Sheekh Shariif Axmed Muuse Xasan Cabdulleh (Ku-simaha) Maxamed Cusman Jawaari (Ku-simaha) Xasan Sheekh Maxamuud | ||
kaga horeeyey xilka | Maxamed Cabdulaahi Maxamed | ||
kaga dambeeyey xilka | Cabdi Faarax Shirdoon | ||
Macluumaad gaar ah
|
|||
Ku dhashay | Dhuusamareeb, Soomaaliya | 2 Luuliyo 1965||
Xisbi siyaasadeed | Ururka Dadka Puntland (UDAD) | ||
Waxbarasho jaamacadeed | Jaamacada Ummada Soomaaliyeed | ||
Diinta | Islaam | ||
Website | Official website |
Cabdiweli gaas (Carabi: عبدالولي محمد علي) wuxuu ahaa Ra'isul wasaaraha Dawladda kumeel gaarka ee Soomaaliya juun 2011 ilaa oktoobar 2012. Janaayo 2014 wuxuu noqday madaxwaynaha 5aad ee dowladda puntland.
Taariikh nololeedka Cabdiwali
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Cabdiweli waa nin somali mareykan ah oo asal ahaan ka soo jeedo gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Wax barashada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Cabdiwali wuxuu wax ku soo bartay jaamacado kala duwan oo dalka iyo dibada. wuxuu markiisa hore wax ku soo bartay Muqdisho , caasimada Soomaaliya. Sannadkii 1984, wuxuu ka qaatay shahaadada koowaad ee cilmiga dhaqaalaha ee Jaamacadda Qaranka Soomaaliyeed , isagoo ka qalin jabiyay shahaadooyin sarre.
xirfad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Cabdiwali wuxuu agaasime ka soo noqday waaxda canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Dakhliga ee dowladdii dhexe bartamihii 1980-meeyadii. Intii u dhaxeysay 1988-kii ilaa 1991-kii.