Cabdiqadir Kaamil
Appearance
Cabdiqadir Kaamil Maxamed (Af Faransiis : Abdoulkader Kamil Mohamed; Af Carabi : ar) beesha sheekhaal wuxuu ku dhashay magaalada Souali, Jabuuti 1 Luuliyo 1951, waa siyaasi reer Jabuuti iyo ra'iisul wasaaraha tallada haya maanta ilaa 2013.
kaamil ayaa wuxuu u dhashay beel waynta daarood , kablalax , harti , warsangrli , cumar ,nuux cumar , cumarayte .
WUXUU DEEGAAN KIISA MAAKHIR GAAR AHAANA SANAAG BOOQDAY TIRO 4 JEER
Muddo dheerna ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Rally for Progress, wuxuu horey u soo qabtay wasiirka beeraha 2005 ilaa 2011 iyo wasiirka gaashaandhigga laga soo bilaabo 2011 ilaa 2013.
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Jabuuti |
Xubin ka ah Jaamacada Carabta |
Dastuurka |
|
|
|
Africa portal Siyaasadda portal |
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Ra'iisul wasaarayaashii Jabuuti
- Madaxweynayaashii Jabuuti
- Xisbiyada Siyaasada Jabuuti
- Lacagta Jabuuti