C (alifbeet)
Appearance
Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay alifbeetada laatiinka. Isticmaalka kale, eeg C (faah faahin)
C, ama c, waa xarafka saddexaad ee Ingiriisi iyo ISO xarfaha Laatiinka aasaasiga ah. Gudaha Af-Soomaali, C waxay u dhigantaa ku dhawaaqida Carabiga ع.
Noocyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Liiska alifbeetada laatiinka |