Buurdhuxunle
Appearance
Buurdhuxunle waa degmo kamid ah degmoyinka gobolka Bakool, Degmada waxa la aas aasey sanadi 1957[xigasho u-baahan] waxayna dagmada Xudur u jirtaa 90km. Buurdhuxunle waxaa daga beesha hadame oo degta gobolada Baay iyo bakool waana magaalo ganacsiyeed oo aad u mashquul badan.Dagmada Buurdhuxunle Waxey Ka Koobantahay 5-Xaafadood Sida 1-Towfiiq 2-Hormuud 3-Mubaarak 4-Howlwadaag 5-Farjan
Buurdhuxunle Waxey Caan Ku tahay Beeraha iyo Oo laha Nool Buurdhuxunle Waxaa Aasaadey Eeding iLey Mudo ka dib wax soo dagay Luqmaan
Buurdhuxunle Gudoomiyaashii Soo marey Waxaa Ka mid ah Cali Omar, Aliyow Suubi, Ugaas Ali, Sheekh Mad Maaling Hasanow iyo Kuwa Kale.
jjjjjjvvhvjvvvvvjv