Broterosoyig
Appearance
Broterosoyig waa eon oo ka dhigan muddo ka hor dillaaca nolosha adag ee ugu horreysa ee Dhul. Muddadani waxay socotay 2500 ilaa 542 (± 1) milyan sano ka hor waxayna qayb ka ahayd xilligii Brakambriyaan. Broterosoyig-ku waxa uu ka kooban yahay saddex xili oo isku xiga kuwa ugu da'da weyn: Balyuubroterosoyig, Mesobroterosoyig, iyo Neobroterosoyig.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Stanley, Steven M. (1999). Earth System History. New York: W.H. Freeman and Company, 315. ISBN 0-7167-2882-6.
- Proterozoic
Maqaalkaan cilmiga dhulku waa la bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad sii balaarisid. |