Bashim
Bashim | |
---|---|
Waa bashim wax gaadaya | |
Xaalad xanaaneed | |
Xaalad qalad ah (MCID 3.1)
| |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Faylam: | Chordata |
Gacalka: | Mammalia |
Dirka: | Carnivora |
Bahka: | Felidae |
Duulka: | Panthera |
Noocyada: | P. tigris |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Panthera tigris (Linnaeus, 1758) | |
Subspecies | |
P. t. tigris | |
Eray la mid ah | |
Tigris striatus Severtzov, 1858 |
Bashim (Af Carabi : ar Af-Laatiin: tigris Af-Taliyaani : tigre Af Ingiriis : tiger) waa xayawaan ka mid ah Bahda Bisadda kaas oo cuna hilibka, isla markaana ku nool duurka. Bashimku waa mukulaal weyn oo ku nool Afrika iyo Aasiya. Bashimku wuxuu ku noolaan karaan jawi kasto, meelaha roobka badan, buuraha dhaadheer iyo keymaha waaweeyn. Bashimka qaaradda Aasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku nool qaaradda Afrika wuu ka midab duwan yahay. Sidoo kale, waxaa jira Bashim midabkiisu caddaan yahay oo loo yaqaanno bashmka Cad. Bahda Bisadda waxaa la isku yidhaahdaa xayawaanno badan oo duurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeed jidhka bisadda. Waxaana ka mid ah: bisadda, guduudanaha, libaaxa (aarka iyo goosha), harimacadka iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisadda.