Bengaluru
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Bangalore)
Bengaluru ama Bangalore (ku dhawaaqida Ingiriisiga: ˈbæŋɡəlɔər, bæŋɡəˈlɔər) (Kannada: ಬೆಂಗಳೂರು) waa magaalo madaxda gobolka Karnataka ee Hindiya. Waxay caan ku tahay warshadaha teknoolojiyada macluumaadka sidaas darteed waxaa loogu yeeraa Dooxada Silikoon ee Hindiya. Maanta oo ah magaalo weyn oo sii kordheysa, Bengaluru waxay leedahay qaar badan oo ka mid ah kulliyadaha iyo machadyada cilmi-baarista ee aadka loo aqoonsan yahay ee Hindiya.
Mashaariicda kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Maqaalkaan juqraafiga waa la bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad sii balaarisid. |
WikiMashruuc Juqraafiga | ||
Boggan waa qayb WikiMashruuc Juqraafiga. |