Bahalhiglo
Appearance
Bahal-higlo waxaa af ingiriis lagu dhahaa bat-eared fox; (Af Carabi : ar Af-Laatiin: striped hyaena Af Ingiriis : bat-eared fox) waa xayawaan duurjoog ah ee nooc ka mid ah bah-weynta eeyda. Magaca eeygan waxaa lagu magacdharay waa geedka higlo oo ah geed aan weligiis caleemihiisa dhicin. Wuxuu bahalhiglaha kaga duwanyahay eeyaasha kale wa bahalhigluhu cuntadiisa daruuriga ah waxaa ah abooryo iyo quraanjo xagga eeyda kale ay badankood hilib cunaan. Bahalhiglaha wuxuu dega geeska Afrika iyo konfuurta Afrika.[1]