Augusto Pinochet
Augusto Pinochet | |
---|---|
29aad Madaxweynaha Chile | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 17 December 1974 – 11 March 1990 | |
ka horeeyay | Salvador Allende |
Ku xigay | Patricio Aylwin |
Kaligii taliye ka tirsan Xukumadda Chile (1973) | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 11 September 1973 – 11 March 1981 | |
ka horeeyay | Position established |
Ku xigay | José Toribio Merino |
Senator-waligii-ee Chile | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 11 March 1998 – 4 July 2002 | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 23 August 1973 – 11 March 1998 | |
Madaxweyne | Salvador Allende Himself Patricio Aylwin Eduardo Frei Ruiz-Tagle |
ka horeeyay | Carlos Prats |
Ku xigay | Ricardo Izurieta |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay | Augusto José Ramón Pinochet Ugarte 25 Nofeembar 1915 Valparaíso, Chile |
Dhintay | 10. Diseembar 2006 (da'da 91jir) Santiago, Chile |
Jinsiyadda | Chilean |
Xaaska | Lucía Hiriart (g. 1943) |
Ciyaalka | 5, including Inés Lucía Pinochet |
Alma mater | Chilean War Academy |
Shaqo |
|
Xirfad | Military |
Saxiixa | |
Adeeg ciidan | |
Daacadnimo | Jili |
Laanta/adeega | Chilean Army |
Inta sano u adeegaayay | 1931–1998 |
Darajo | Captain General |
Cutubka |
|
Amarada |
|
Dagaalada | 1973 Chilean coup d'état Armed resistance in Chile (1973–1990) |
Augusto Pinochet wuxuu ahaa kaligii taliye reer Chile ah intii u dhaxeesay 1973 ilaa 1990, wuxuu xukuka kula wareegay afgambi dhiig badan ku daatay 11-kii Sebtember 1973 isagoo xilka ka qaaday madaxweynihii sida dimoqraadiga ah loo soo doortay Salvador Allende. Waxaa jira tobanaan hadaysan ahayn boqolaal kun oo dhibanayaal ah ee aan waxba galabsan intii uu socday xukunkiisa naxariis darada ah. Markii uu xukunka la wareegay, wuxuu silciyey bidixleyda, hantiwadaaga, iyo dadka ka soo horjeedo siyaasadiisa, taasoo keentay in la dilo 1,200 ilaa 3,200 oo qof, soo xirida dad badan oo gaaraya 80,000, iyo jirdil tobanaan kun ah. Marka loo eego dowladda Chile, tirada dadka la toogtay iyo kuwa la qasbay waxay ahaayeen 3,095.
Howlgalka Condor waxaa lagu aasaasay amarka nidaamka Pinochet dabayaaqadii Nofeembar 1975, dhalashadiisii 60aad. kaligi talisnimadiisii waxay si rasmi ah u dhammaatay 10-kii Maarso 1990-kii kadib 17 sano oo uu taliska foosha xun waday.