Ansaar
Appearance
Ansaar (afka carabiga; الأنصار) waxaa loo yaqaanaa dadka ree madiina ee soo dhaweeyay rasuulka scw una hiiliyay diinta.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ka hor islaamka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ansaar waxey u kala baxaan labo qabiil oo kala ah khazraj iyo oos, labadaan qabiil oo wada ah walaalo ayaa waxaa u dhaxeesay cadaawad soo jireen ah oo boqol sano jirsatay, waxaa dhex mari jiray dagaalo dhiig badan ku daato sida dagaalkii bucaas[1]
Waagii rasuulka scw
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ka gadaal dhimashada rasuulka scw
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Fadliga Ansaarta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qaar ka mid ah ansaarta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Jaabir bin cabdilaahi
- Abuu ayuub al-ansaari
- Sacad bin mucaad
- Ubay bin kacab
- Mucaad bin jabal
- Zeyd bin saabit
- Xasaan bin saabit
- Anas bin maalik
- Abuu dardaa
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ من هم المهاجرون والأنصار؟ Archived 2016-07-30 at the Wayback Machine