Alwaax
Appearance
Alwaax (Af Ingiriis : wood; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaano qori) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah. Alwaaxa waxaa asal ahaan laga keenaa qeybaha geedka, waxaana loo isticmaalaa in laga sameeyo agab lagu isticmaalo aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Wood. |