Jump to content

Af Lingala

Ka Wikipedia
Af Lingala
Ngala
Lingála
Dhalad u ahJamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, Jamhuuriyadda Kongo
GobolkaWebiga Kongo
U ah afka hooyoL1: 21 milyan  (2021)
L2: 20 milyan (2021)
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Benue–Kongo
      • Bantoid Koonfur
        • Bantu (Soone C)
          • Bangi–Ntomba (C.30)
            • Bangi–Moi
              • Bangi
                • Af Lingala
Dialects
Bangala
Hab qoraalkaAfrican Reference Alphabet (Latin), Mandombe script
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiJamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, Jamhuuriyadda Kongo
Koodka luqada
ISO 639-1ln
ISO 639-2lin
ISO 639-3lin
Luqadda la adeegsado99-AUI-f
Guthrie codeC30B[1]
Meelaha laga hadlo Af Lingala
Kuwa afka hooyo u yahay (cagaar mugdi ah)
Meelaha laga tira badan yahay (cagaar khafiif ah)

Af Lingala ama Ngala ama Lingála waa luqad laga hadlo Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, Jamhuuriyadda Kongo, Angola iyo Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika.

Bato nyonso na mbotama bazali nzomi pe bakokani na limemya pe makoki. Bazali na mayele pe base, geli kofanda na bondeko okati na bango.[2]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.