Jump to content

Af Kinyarwanda

Ka Wikipedia
Af Kinyarwanda
Af Rwanda
Ikinyarwanda
Dhalad u ahRuwanda, Yugandha, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo
QoomiyadaBanyarwanda
U ah afka hooyo15 milyan  (2014–2022)
Qoyska luqada
Niger–Congo
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta-Kongo
      • Benue–Kongo
        • Bantoid
          • Bantoid Koonfur
            • Bantu
              • Bantu Waqooyi Bari
                • Great Lakes Bantu
                  • Rwanda-Rundi
                    • Af Kinyarwanda
Dialects
Bufumbwa
Ikinyabwishya
Igikiga
Ikinyamurenge
Ikirera
Urufumbira
Urutwatwa
Hab qoraalkaFar Laatiin
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiRuwanda
Koodka luqada
ISO 639-1rw
ISO 639-2kin
ISO 639-3kin
Luqadda la adeegsado99-AUS-df
Guthrie codeJD.61[1]

Af Kinyarwanda waa luqad laga hadlo Ruwanda, Yugandha iyo Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo. Af Kirundi way isku dhow yihiin.

Abantu bose bavuka aliko bakwiye agaciro no kwubahwa kimwe. Bose bavukana ubwenge n'umutima, bagomba kugilirana kivandimwe.[2]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.