Af-Hebrow
Appearance
- Maqaal Cibri waxay ahayd in lagu daro qodobkan.
Af-Hebrow, ama Af-Cibri (עברית) Waa mid kamida jeeska Luqadaha Semitiga, waana luqad ay adeegsadaan dad gaadhaya ilaa 7 milyan oo qof.Dadka ugu badan ee luqadan ku hadalaa waxa ay ku noolyihiin dawlada Israa'iil. Af Hebrawgu waa luqad ka mid ah luqadaha la adeegsado ee caalamka maanta ka jira,laakiin waxa jirta in afkani uu lahaa lahjad aad iyo aad u qadiim ahayd oo aan hada la isticmaalin. Lahjadaas qadiimka ahi waxa kaliya oo loo isticmaalaa kulamada diiniga ha gaar ahaan yuhuuda ayaa u isticmaasha kulamadooda diiniga ha. Waa lqada lagu qoray Kitaabka quduska[3] - kitaabka kiristinka (Bebal).
Linkiga Cadaymaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Ghil'ad Zuckermann 2020 Revivalistics: From the Genesis of Israeli to Language Reclamation in Australia and Beyond, Oxford University Press ISBN 9780199812790 / ISBN 9780199812776
- Zuckermann, Ghil'ad 2003 Language Contact and Lexical Enrichment in Israeli Hebrew, Palgrave Macmillan ISBN 9781403917232 / ISBN 9781403938695
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Hebrew language. |