Af-Cebuano
Appearance
Nashqadan qaabaysan ma ahayn ama qayb ahaan lagama turjumin af kale oo Soomaali ah. Fadlan nagu caawi adigoo turjumaya. |
- "Cebuano" halkan u jiheeyo.
Luqadda Sinugboanoon ama Sinebwano (Isbaanish: idioma cebuano) waa mid ka mid ah afafka hooyo ee Filibiin. Waxaa lagaga hadlaa Bartamaha Fisayas iyo waqooyiga iyo galbeedka Mindanao. Ilaa 20,000,000 oo qof (sida laga soo xigtay Ethnologue) ayaa ah kuwa ku hadla afkooda hooyo.
Sinugboanon | |
---|---|
Bisaya Cebuano, Binisayâ, Bisayâng Sugboanon, Sinugboanong Binisayâ (ᜐᜒᜈᜓᜄ᜔ᜊᜓᜀᜈᜓᜅ᜔ ᜊᜒᜈᜒᜐᜌ) | |
Dhalad u ah | Filibiin |
Gobolka | Tunga-tungang Kabisay-an iyo waqooyi iyo galbeed Mindanao |
Qoomiyada | Sugboanon, Bisaya |
U ah afka hooyo | 27.5 ka milyon (2020)[1] |
Qoyska luqada | |
Dialects |
|
Hab qoraalka |
|
Xaalada Rasmiga | |
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay | Template:Country data Pilipinas |
Regulated by | |
Koodka luqada | |
ISO 639-2 | ceb |
ISO 639-3 | ceb |
Dapit sa mga tigsulti niining pinulongan |
Tixraac iyo Xiriirinta dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Philippine Statistics Authority 2014, pp. 29–34.
Maqaalkan guud waa la bilaabay. Wax ma ka taqaan Af-Cebuano sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale? Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo? Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog. |