Adhicadeeye
Adhicadeeye waa degmo ka tirsan gobolka Sool ee waddanka Somaliya. Waxa ay masaafo dhan 32 Kilomitir jihada Woqooyi-Galbeedka ka xigtaa magaalada Laascaanood ee caasimadda gobolka Sool.
Degmada[1] Adhicadeeye waa mid caan ku ah xoolaha gaar ahaan Geela adhiga iyo fardaha.
Degmada Adhicadeeye Waxaa aasaasay oo iska leh oo na dega beesha Reer fiqishini oo ah farac ka tirsan Qabiilka H.G, gaar ahaan Beesha ceyr
Tirakoob la sameeyey sannadkii 2023, ayaa lagu sheegay inay magaalada ku nool yihiin dad lagu qiyaasay 3500 qof
Adhicadeeye waxay leedahay ceel biyood aan go,in kaas oo magaaladaba loogu magacdaray iyo dooxooyin badan sida dooxada qarashla, shimbiro-juujaa, kubo,abeesaley iyo kuwa kale oo badan waxaana markii ugu horeysey arkay oo dagay beesha reer Fiqishini, sanado kadib waxa ay ku soo dhaweeyeen cilmi naaleeye oo kasooo jeeda dhulbahante qofki ugu horeeyey ee daga waxa la odhan jiray gelle jamac iyo cabdirahan ( aw dhaaye)
Qoraaga taarikhdan jama Yuusuf gelle
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Degmooyin cusub iyo gobollada ay ka tirsan yihiin.". Waxaa laga kaydiyay the original 2023-08-20. Soo qaatay 2023-08-20. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)