Aasaaska boqortooyada Diiriye Guure
Appearance
Aasaaska Boqortooyada Diiriye Guure waxay dacday sannadka 1897 ee magaaladda Qoryaweyn. Waxaa aasaasay boqortooyada Diiriye Guure niman oo wadaad ah: oo waxaa ka mid ahaa Maxamuud Dheri, Aw Obsiiye Seed Magan, Aadan Seed Magan, Aw Cabbaas Xuseen Muse iyo Diiriye Guure.
Caddaynta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa caddaynaaya aasaasaha boggag oo ka mid ah Diiwaanka Gabayadii emiirka Diiriye Guure ee hordhaca oranaysa:
- "1897kii isaggoo koox wadaaddo ah wata ..." (i.e. Aadan Seed Magan, Obsiiye Seed Magan, Aw Cabbaas Xuseen Muuse, Maxamuud Dheri) .... "wuxuu halkaa (Qoryaweyn) ka abuuray ururkii ugu horreeyey dhiskii Daraawiisheed".
- (translation) "In 1987 him (the Sayyid) and a group of fellow clergymen travellers ..." (i.e. Aadan Magan, Obsiiye Magan, Aw Abbas Xuseen, Mahamuud Dheri) ... "there (at Qoryaweyn) they founded the very first nascent Darwiish group"[1]
References
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ * halyeeyga darwiish ee Garaad Soofe Durraan (1957)
- halyeeyga darwiish ee Cabdi Cali Guuleed "Cabdi-Yaar (1955)
- Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid ... (page 5 - 1976)
- halyeeyga darwiish ee Cabdi Cali Guuleed "Cabdi-Yaar (1955)