Magacyada Allah
- Kani waa maqaal ku saabsan magacyada Alle (s.w). Bogag kale fiiri Alle, Allah iyo Ilaahay. Boga 99ka Magac ee Ilaahay halkan ayaa laga soo toosiyay.
Maqaalkaan waa tix ka mid ah tixaha: |
Shaqsiyaad Muhiim ah
|
Magacyada Ilaahay, 99ka Magac ee Ilaahay (Af Carabi : ar[1][2] ʾasmāʾ allāh al-ḥusnā) waa magacyada Ilaahay ee ku xusan kitaabka Quraanka kariimka ah iyo sunnaha Rasuulka (s.c.w)..[3][4]
Sida laga soo wariyey xadiiska Nabi Muxamed (n.n.k.h) magacyada Ilaahay ma ahan kuwo la soo koobi karo, laakiin 99ka Magac ee Ilaahay waa kuwo ka mid ah sharaxaada awooda iyo astaamaha Alle (s.w). Xadiis uu nabiga ka soo weriyey asxaabiga Cabdilahi ibn Mascuud wuxuu sheegay in magacyada Ilaahay qaarkood laga qariyey aadamaha sababtoo ah maskaxdoodu maba qaadi karto.[5]
Ilaahay wuxuu ku yidhi kitaabka Quraanka: “اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ لَهُ الْأَسْمَاءُ الْحُسْنَى” “Ilaahay, alle kale ma jiro Asaga mooyee, wuxuu leeyahay Magacyo sharfoon” (surat Dặh, Ayad 8aad).
Marka la tixraaco diinta Islaamka,[6] Nabi Muxamed (c.s.w) ayaa soo ururiyey magacyada Alle, taasi ooy ku xusan tahay xadiisyo badan. In badan oo Magacyada Alle ah waxay ku xusan yihiin kitaabka Quraanka, qaar kale waxa laga dhex helay xadiisyada, qaar badana waxay ku dhex jiraan labadoodaba.[7] Xadiis la isku raacsan yahay oo "saxiis Muslim" ah waxaa uu sheegaya:
- Abu Hurayra waxuu soo weriyey inuu maqlay Nabiga Alle (Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaatoee) oo leh: "Waxaa jira sagaashan-iyo-sagaal magac oo Alle; qofkii xafida wuxuu toos u galayaa Janada. Waxaan idiin xaqiijinayaa in Ilaahay yahay kinsi (Alle waa kali waana kinsi) wuxuuna jecel yahay tirada kinsiga ah."
- —Waxa soo wariyey Muslim ibn al-Hajjaj Nishapuri Waa xadiis Saxiix Muslim ah [8]
- Abu Hurayra waxuu soo weriyey inuu maqlay Nabiga Alle (Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaatoee) oo leh: "Waxaa jira sagaashan-iyo-sagaal magac oo Alle; qofkii xafida wuxuu toos u galayaa Janada. Waxaan idiin xaqiijinayaa in Ilaahay yahay kinsi (Alle waa kali waana kinsi) wuxuuna jecel yahay tirada kinsiga ah."
- الرسول محمد ﷺ فقال: "إن لله تسعة وتسعين اسما، مائة إلا واحدا، من أحصاها دخل الجنة"
=99ka Magac ee ilaahey
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Islām—The Way to God by Submission (en)
- ↑ Iimaan Run ah Waa Waddada Nolol Farxad Leh
- ↑ Religious Studies for AQA; Thinking About God and Morality, Heinemann Educational Publishers, Oxford, Marrianne Fleming Worden, David
- ↑ Abdullah Saeed, The Qur'an: An Introduction, pg. 63. London: Routledge, 2008. ISBN 9781134102945
- ↑ The Goodly Word: al-Kalim al-Ṭayyib, Islamic Texts Society, Ibn Taymiyya, 72
- ↑ Ibn Majah, Book of Du`a; Malik ibn Anas, Muwatta Imam Malik, Muwatta', Kitab al-Shi`r.
- ↑ Diane Morgan, Essential Islam: A Comprehensive Guide to Belief and Practice, pg. 10. Kalifornia Santa Barbara: ABC-CLIO, 2010. ISBN 9780313360251
- ↑ Hadith-usc|usc=yes|muslim|35|6475
External links:
[wax ka badal | wax ka badal xogta]99ka Magac ee Ilaahay |
---|